Mucjisooyinka titanic
Leonardo dicapro
Ardeydu waxay la dhacsan yihiin sheekada Titanic, oo ah mid ka mid ah dhacdooyinka ugu xiisaha badan taariikhda.
Liiska buuggu waxa uu kulminayaa 17 waa in la akhriyo oo ku saabsan markabkan caanka ah kaas oo u keeni doona casharradaada Titanic nolosha.
Soo bandhigida buugaagta khayaaliga ah iyo kuwa aan khayaaliga ahayn si ay u habeeyaan heer fasal kasta, xulashooyinkan ayaa ku habboon in lagu taageero qorshooyinka casharrada gaarka ah ama kicinta xiisaha ardaydaada mid ka mid ah masiibooyinka ugu caansan taariikhda.
Masiibooyinka ugu caansan taariiqda haday naqato Markabkii dunida ugu caansanaa hadii ay naqato kuwa kale oo fara badan muhiimadu waa isku dayga buugaagta ay cashar ahaan uga heli karaan ardada ama fikrad ahaan dhacdooyinka dunida ay u ogaadaan qaasatan da'ayarta hada soo koreysa
Maskaxiyan Markabkaan wuxuu ahaa mid mucjiso badan leh isagoo ay qubura badani u kuur Galeen inay filim kasameeyaan oo ay dadku qaar moodaan xitaa filimku inuu yahay mid dhab ah balse jilaayaal aayaa waxay daadaal fara badan ku bixiyeen inay u ekaysiiyaan filimka inuu u ekaado mid dhab ah ama dadku ay run maadaan maadama qisadu iyo markab kamaba ay Run yihiin hadana wuxuu ahaa filim mucjisadiisa wada oo Inaba aan caadi ahay
Filimaanta qaar waala daawada hadana inay jilid oo kaliya tahay waa la dareemà balse filimka Titanic wuxuu ahaa filim balse wayxay dadka qaar modern wax walbo oo lajilaayay inay ahaayeen run
Balse ma Ayaan ahan
Ka aniga ahaan markaan daawaday waxay ahayd 1996 balse waxaan ahaa arday waxaan aad ula yaabi jiray dhacdada laysku keen keenly oo hadan aad moodo Run
Ka aniga ahaan door jeer Ayaan daawaday hadana ma moodiness jirin inaan daaway xitaa Mar qura had iyo jeer markaan daawanaayo waa uu ii cusbaa
Ka aniga ahaan waxaan ku daawaday luuqada englishka oo barigaa aan aad u Gara naynin balse waxaan ka heli jiray daawasha iyo dhacdada wallow aanan fahmi Jilin hadana waan jeclaa daawashadiisa good walbo
Balse Sanado kadib ayaa lasso turjumay oo aan afka soomaaliga ku daawaday
Marka aan daawanaayo xaqiiqdii waan aan qiiroon jiray dhib rafaadka aktarada iyo jilaayaasha intaba
Aqristow
Ka adiga ahaan waligaa ma daawadatay filimka Titanic??
Comments
Post a Comment